Khayre Oo Booqasho Ugu Tegay Ciidamo ku jira Xerada Gen. Gordan (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka, Xasan Cali Khayre, ayaa Xerada Tababarka Gen. Gordan Ku booqday ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo loo diyaarinayo howl-gallo ay argagaxisada uga xoraynayaan deegaannada ay uga dhuumaalaysanayaan dalka. Ra’iisul Wasaaraha oo ciidanka ugu tegay in ku dhiiri geliyo shaqada ay qaranka u hayaan, in uu ogaado baahida qalab ee ay qabaan … Continue reading Khayre Oo Booqasho Ugu Tegay Ciidamo ku jira Xerada Gen. Gordan (Daawo Sawirro)